Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May. Hargeysa-18-05-2022-()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka caasimadda Hargeysa kala qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey 31-guurada kasoo wareegtay … Continue reading →
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer qaran ah dalka loogu soo dhaweeye
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee safarka shaqo ugu maqnaa waddanka maraykanka, ayaa maanta soo dhaweyn heer qaran loogu sameeyey. Madaxweynaha iyo xubnaha weftiga ah ee uu hoggaaminayo oo maanta kasoo degay madaarka Cigaal International … Continue reading →
Congress-ka Maraykanka oo la hor geeyay Mooshin ku saabsan Aqoonsiga Somaliland
Mudane ka tirsan Xilbaanada Aqalka Congress-ka ee Maraykanka, ayaa la horgeeyey hindise-sharciyeed ee “H.R. 7170: Republic of Somaliland Independence Act” ku baaqay in dowladda Maraykanku si rasmi ah u aqoonsato Somaliland. Hindisahan oo ay soo gudbiyeen Guddi-hoosaadka Arrimaha Dibadda ee … Continue reading →
Mudaneyaal ka tirsan Congress ka Maraykanka oo Madaxweyne Biden ku booriyay xidhiidh lala yeesho JSL
Mudaneyaal ka tirsan Congress ka Maraykanka oo Madaxweyne Biden ku booriyay xidhiidh lala yeesho JSL
News and Releases
warbixinta