Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo ka shacabka kala qaybgalay Xus Ballaadhan oo loo sameeyey Munaasibadda Qaran ee 18-Ka May.

Hargeysa-18-05-2022-()Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka caasimadda Hargeysa kala qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey 31-guurada  kasoo wareegtay 18-ka May oo ah maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda dib ula soo noqotay.

Continue reading